المشاركات الشائعة

الأحد، 8 مايو 2011

kingdom of saudi arabia

Ugu Horeentii Waxaan Halkaan Kusallamayaa Dhamaan Ummada Soomaaliyeed Mel Walbo Oo Ay Caalamka Kajoogaan Sallaan Kadib Magaceygu Waa Cabdalla Maadey Xassan Yarroow Xassanow Hiloowle Bitoow Aadan Kheer Waxaan Ahay Soomaali Waxaana Aad Iyo Aad Ujeclahay Soomaaliya Waxaan Kudhashey Soomaaliya Degmada Afgooye Oo Katirssan Gobolka Shabeelaha Hosee Sanadku Marku Ahaa 1962 \7\15 Aroornimo Axad Ah Sacaduna Ey Aheed 05;00 Aroornimo Oo Gow Ah Hayeeshee Waxaan Kusobarbaarey Degmada Buurhakaba Oo Katirssan Gobolka Baay Waxbadan Oo Noolashadeyda Ahna Waxaan Kuqaatey Dalka Boqortooyada Saudi Arabiya Siiba Magaalada Barakeyssan Ee Madinah Al Munawarah Hadaba Waxaan Aad Iyo Aad Usoodhaweynayaa Idwaliba Oo Aydoneyso Barashadeyda Dhamman Waxaan Leeyahay Gacma Furran Iyo Waliba Waji Furran Iyo Qalbi Furran Kusoodhawaada Igulanasoxariira Canwaankeyga Enternetka Oo Ah http://www.abdalla/ maadey.com Ama Emailkeyga Oo Ah abdalla.maadey@gmail.com

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق